Nin Wiil yar ku dhax Kufsaday Masaajid gudihiis oo Xukun adag lagu riday

Magaalada Gaarisa ee caasimada gobolka Waqooyi bari dalka Kenya waxaa ka dhacay dhacdo dad badan layaab iyo argagax ku noqotay ,kadib markii nin dhalinyaro ah oo mu’adin ka ahaa masjid kuyaala magaaladaasi uu kufsi u geestay wiil yar. Maxkamad ku taalla magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooy Bari Kenya ayaa xukun xabsi daa’in ah ku riday … Continue reading Nin Wiil yar ku dhax Kufsaday Masaajid gudihiis oo Xukun adag lagu riday